Quantcast
Channel: » Wararka
Browsing latest articles
Browse All 9 View Live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhegeyso: Baashe Cali Jaamac oo ku eedeeyey Cali Khaliif inuu bilaabay...

Wasiirka Biyaha Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac oo siiyey waraysi gaaban Idaacadda BBC laanteeda afka Soomaaliga ayaa sheegay inay Taleex uyimaddeen siday udamin lahaayeen xasarrad sannadihii...

View Article



Image may be NSFW.
Clik here to view.

Video:-Culumada Puntland oo la Ooyay dhibaatada haysata dadka kaso qaxay...

Magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari waxaa ku sugan Dumar,Carruur iyo dadwaayeel ah oo kaso qaxay dagaalada ka socda dalka Yaman,waxaana Wadarta dadka soo gaaray Puntland lagu qiyaasay in ka badan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Boqor Burhaan Boqor Muuse Laba...

  Bal marka hore nala daawada Garaad Jaamac Garaad Cali oo Aflagaaddo qayaxan oo ka baxsan dhaqanka Soomaaliyeed ugeysanaya qabiil ka mid qabaa’illada Soomaaliyeed. Garaad Jaamac Garaad Cali oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maqaal: Waan welwelayaa Sababtoo ah…. By: Maxamoud Ibrahim (Xaaji)

Waxaannnu ahayn aniga iyo saaxiibkay Cabdi Aflahaar waxay ahayd 30/12/1990 waxaannu subaxaa aadnay Maktabaddii Qaranka (Xamar) waxaana muraadkayagu ahaa inaannu buugaag kasoo akhrisanno kusaabsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

REER TALEEX (SAAHOOD VS. DAAR ILAALO): Atariishadii iyo, Sawtaa Atoorihii, Is...

Maanso:Taleex .(Sawtaa daar ilaaliyo, Saahood kala irdhoobeen) By. Maxamuud Ibrahim (Xaaji) Markaan aammus maagaba • Waxbaa lay iftiinshaa • Tub baa lay asteeyaa • Jid baa laygu aadshaa • Abbaar laygu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magacyada Wasiirada cusub ee Puntland

Waxaa goordheyweyd saxaafadda loo qaybiyey liiska cusub ee golaha Wasiirada Puntland,kuwaas oo qaarna ku cusub yihiin kuwona laga bedalay Wasaaradihii ay horey u joogeen, Listiga ayaan ku soo bixin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo VIDEO. Waxgaradka Laasacaanood:Caqli gal maaha Wiilal Mobile wata oo...

Halkan ka daawo shir jaraa’id oo ay qabteen odayada reer Laascaanood oo ku aaddan budhcadnimadii loo geystay shirkadaha Isgaadhsiinta ee Somtel iyo Telsom. Hoos ka daawo Shir Jaraa’id Waxgaradka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi: Innaa Lillah wa inaa ileyhi raajicuun

Innaa Lillaah wa innaa ileyhi raajicuun. Waxa saaka magaalada Laascaanood ku geeryooday Alle ha unaxariistee Marxuum: Yaasiin Maxammed Axmed (Yaasiin Faraqadhoon). Haddaba annaga oo ah dadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maanso: MEYTIDII BADH SOO TOOSE: Muuse-Heyl hasoo boodo, Budhkiisii ha...

By: Maxamuud Ibrahim Jaamac (Xaaji) Baradiyo kuwii sabada Weligood bar wada yaalley Oon Baaho iyo dhawrto Abidkood ku kala baaqan Iyagoo bariisanaya Oon badhaadhe mooyaane Aan baasa filanaynin Oo...

View Article

Browsing latest articles
Browse All 9 View Live